Golaha Wasiirrada oo ka hor yimid go’aankii Farmaajo ee shaqo-joojinta Rooble

Ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay shir guddoomiyay Golahiisa Wasiirrada, xilli uu khilaaf u dhexeeyo isaga iyo madaxweyne Farmaajo, waxaana kulanka oo looga hadlay qodobbo dhowr ah la iskula soo qaaday dhacdadii dhowaan lagu hor-itaagay Ra'isul Wasaaraha.

Golaha Wasiirada ayaa ku tilmaamay falkaas in uu aah "Isku day Afgembi ah". waxaana dhowaan loo magacaabayaa guddi baaritaan ku sameeya, sida golahaasi uu sheegay.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintaas ku saabsan kasoo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Wasiirrada oo ka hor yimid go’aankii Farmaajo ee thaqo-joojinta Rooble