Nolosha Muqdisho-da ka madaxbannaan khilaafka siyaasadda
MUQDISHO —
Waxaa jira meelo kamid ah caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu oo shacabka qaar muranka siyaasadeed ee taagan aysan ku mashquulin, taas bedelkeedana ay ku nastaan caweyska heesaha iyo hotella-da.
Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaa ku eegaya Muqdishada aan siyaasadda taagan looga mashquulsaneyn, balse uu kabanku dadku wehelka u yahay.
Your browser doesn’t support HTML5
Nolosha Muqdisho-da ka madaxbannaan khilaafka siyaasadda