Galka Baarista: Khubaro ku baaqday dib u eegista amniga Soomaaliya

Galka Baarista

Khilaafka madaxda dowladda Somaaliyaa ayaa mar kale keenay cabsi laga qabo inay kala qeybsamaan ha'adaha dowladda, sida kuwa fulinta iyo laamaha amniga, ayna horseeddo colaad la mid ah tii bishii April ee sanadkan ka dhacday magaalada Muqdisho.

Haddaba, dagaalka dhacay bishii April waxaa lagu tilmaamay inuu dib u dhac weyn ku ahaa dhismihii laamaha amniga, waxaana khilaafyada siyaasadeed ka mid yihiin caqabadaha ugu waaweyn ee heysta dhismaha hay'adaha amniga xilli ay weli dalka ku xooggan yihiin kooxaha xagjirka ah ee doonaya inay maja-xaabiyaan dadaalladii mudada lagu soo dhisayay nidaamka dowladeed.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyey, soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista