Muxuu Cabdiqaasim Salaad ka yiri khilaafka Farmaajo iyo Rooble?
WASHINGTON —
Madaxweynihii hore ee Somalaiya Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ku sugan magaalada Qaahira ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan Muqdisho iyo khilaafka u dhaxeeyay madaxweynaha iyo Ra’iisul-wasaaraha.