Soomaaliya Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay gobolka Sool Desembar 27, 2021 LAACAANOOD — Dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac, ayaa ka dhacay deegaanka Saaxmaygaag oo katirsan Gobolka sool, Dagaalkan ayaa u dhexeeyaa Maleeshiyo beeled ka soo kala jeeda Goboladda Sool iyo Nugaal. Qaar kamida dhaawacayadii dagaalkaas ayaa la soo gaadhsiiyey Isbitaalka Guud ee magaalada Laascaanood. Warbixintan waxaa inoo soo diray Abdikarim Olol. Your browser doesn’t support HTML5 Warbixin ku saabsan dagaal ka dhacay gobolka Sool