Warbixin ku saabsan saameynta khilaafka Farmaajo iyo Rooble ku yeelan karo doorashada
Farmaajo iyo Rooble
MUQDISHO —
Khilaaf cusub ayaa mar kale soo kala dhex-galay madaxweynaha iyo Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya, kaasi oo ku aadan hannaanka doorashada.
Madaxweynaha Somalia Maxamed Farmaajo ayaa xalay qoraal uu soo saaray ku sheegay in RW Rooble uu gudan waayay waajibkii loo igmaday, laakiin RW Rooble oo eedeyntaas ka jawaabay ayaa sheegay in musharrax gaar ah aan laga yeeli doonin inuu doorashada ku takri fallo.
Haddaba, muranka cusub iyo saameynta uu dhalin karo waxaa warbixintan ku eegaya weriyaha VOA-da ee Muqdisho Xasan Kaafi Qosyte.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan saameynta khilaafka Farmaajo iyo Rooble uu ku yeelan karo doorashada