Falanqeyn: Xabbad-joojinta colaadda Boosaaso

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu diyaar u yahay xal nabadeed in lagu dhammeeyo colaaddii maalmahan ka taagnayd magaalada Boosaaso.

Haddaba maxaa laga dheehan karaa hadalka madaxweynaha Deni?, baaqa nabadeed ee uu soo jeediyayna ma noqon karaa mid miro dhal ah? Su’aalahasi iyo kuwo kale ayuu wariyaheenna Jacfar Kukay weydiiyay Cabdiqafaar Wardheere oo arrimaha Soomaaliya ka faallooda, kuna sugan gobolka Virginia ee waddanka Mareykanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn: Xabbad-joojinta colaadda Boosaaso