Guddoomiyihii maxkamadda degmada Buurhakaba oo la dilay

Wararka ka imanaya maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in gudodomiyihii maxkamadda degmada Buurhakaba ay dileen maleeshiyaad la aamisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyihi Maxkamadda Buurhakaba oo la toogtay