Bulshada Muqdisho oo baaq nabadeed u dirtay dhinacyada ku dagaallamaya Boosaaso

Siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ku sugan magaalada Muqdishu ayaa ku baaqay in colaadda Boosaaso lagu xalliyo wadahadal, dagaalladana la joojiyo.

Qaar ka mid ah aqoonyahannada iyo mas’uuliyiinta ayaa la hadlay weriyahayaga magaalada Muqdisho Seynab Abuukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Bulshada magaalada Muqdisho oo baaq nabadeed u diray dhinacda ku dagaallamaya Boosaaso