Somaliland oo dib u eegis ku sameyneysa tayada waxbarashada Jaamacadaha

Gudidda Tacliinta sare ee Somaliland ayaa bilaabay qiimeynta Jaamacadaha Somaliland, waxayna sheegeen in ujeedka laga leeyahay dib u eegistan ay tahay sidii loo tayeyn lahaa waxbarashada.

Yusuf Maxamed Cabdi waxa uu ka mid yahay gudidda Tacliinta Sare ee Somaliland, wuxuuna arrintan uga warramay wariyaha VOA-da ee magaalada Hargeisa Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo dib u eegis ku sameyneysa tayada waxbarashada Jaamacadaha