ILEYSKA VOA: Nolosha qaxootiga ka soo cararay dagaalka Yemen ee ku nool Somaliland

ileyska

ileyska

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qaxootiga ka soo cararay dagaallada Yemen ee ku nool Somaliland.

Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Ileyska