Booliska Soomaaliya oo baaraya dhacdadii diyaaradda Turkish Airlines

Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay baarayaan dhacdo shalay ka dhacday gudaha diyaaradda Turkish Airlines xilli ay soo caga-dhiganaysay garoonka diyaaradaha Muqdishu.

Booliiska ayaa sheegay in shan rag ah oo Soomaali ah xiran yihiin kadib markii gacaan-qaad dhexmaray iyaga iyo shaqaalaha diyaaradda.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Soomaaliya oo baaraya dhacyadii diyaaradda Turkish Airlines