Wicitaanka Dhageystaha: Heerka caddaaladda Soomaaliya

Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya, Cabdulqadir Maxamed Nur

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobadakan wuxuu ku saabsanyahay; heerka caddalaadda Soomaaliya, waxaana marti ku ah wasiirka caddaaladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

Barnaamidka waxaa soo saaray, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha