Rooble oo xilka ka qaaday xubno ka tirsan guddiga khilaafaadka doorashooyinka

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhaweyd xilka ka qaaday toddoba xubnood oo ka tirsan guddiga khilaafaadka doorashooyinka, kaddib markii ay 'ku milmay siyaasadda isla-markaana ay baal mareen xeer anshaxa doorashada', sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay xafiiska Rooble.

Bayaankaan ayaa sidoo Ra'isul Wasaaruhu ku magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya guddiga doorashooyinka.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Rooble oo eryay xubno ka tirsan guddiga khilaafaadka doorashooyinka