War kasoo baxay madaxda Jubbaland iyo Koofurgalbeed
Axmed Madoobe iyo Cabdicasus Laftagareen
WASHINGTON, D.C —
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Jubaland iyo Koonfurgalbeed oo maalmahan ay kulamo uga socdeen magaalada Kismaayo, ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan arrimaha abaaraha, amniga iyo doorashada.