Wareysi: Muxuu yahay hadafka cusub ee weerarada Al-shabaab?

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa xalay la wareegay magaalada Ceel-dheere oo 30-kiilo mitir u jirtaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, iyaga oo sidoo kale shalay muddo kooban ay heystay magaalada Matabaan.

Haddaba, waa maxay hadafka Al-Shabaab ka leedahay weerarradan? Su’aashaas ayaa Haaruun Macruuf uu weydiiyey Samiira Gayd oo ka tirsan hay’adda cilmi-baarista ee Hiraal Institute.

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu yahay hadafka cusub ee weerarada Al-sbahaab?