Maxaa keenay sare u kaca falalka amni darrada ah ee degmada Kaaraan?

Dadka deggan degmada Kaaraan ee magaalada Muqdishu ayaa malamihii la soo dhaafay waajahayay xaalad amni xumado ka dib markii ay xaafadaha qaarkood ay soo galeen koox burcad ah oo dhac ka gaysta.

Ciidamada Booliska ayaa bilaabay howlgalo ka dhan ah burcadda.

Cabduqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa keenay sare u kaca falalka amni darrada ah ee degmada Kaaraan?