Maxaa looga dooday shirka aragti-wadaagga Heritage oo galay maalintii labaad?

Shirka madasha aragti-wadaagga ee machadka Heritage ee ka socda magaalada Jabuuti ayaa galay maalintiisi labaad, iyadoo aad looga hadley nabad-galyada iyo xasilloonida Geeska Afrika.

Dhibaatooyinka dhaqaale ee sababa arimaha deganaansha la’aanta ee khal-khalka iyo barakaca ku keena xasilinta iyo isu socodka dadweynaha ayaa maanta laga dooday.

Ramadaan Muuse ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Shirka aragti-wadaagga Heritage