DJIBOUTI —
Doodo si xoog leh loogu faaqiday arrimaha nabad-galyada geyiga Soomaalida iyo geeska Afrika ayaa looga hadlay galabta shirka shanaad ee machadka Heritage ee maanta ka furmay magaalada Jabuuti.
Qaar ka mida cilmi-baareyaasha Soomaaliyeed ee ka qeyb galley doodahan ayaa weriyahayaga Ramadaan Muuse uga warramay nuxurka ay ku saabsanaayeen.
Your browser doesn’t support HTML5
Nuxurka doodihii Machadka Heritage