Wareysi: Maxaa sababay buuqii fadhiga Golaha Wakiillada Somaliland?

Golaha Wakiilada Somaliland

Buuq iyo sawaxan ayaa ka dhashay fadhigii Gollaha Wakiilada Somaliland ee maanta ka dib markii la taliyaha sharciga ee golluhu uu sheegay inuu burray mooshin ay shalay shir gudoonka u soo gudbiyeen Xildhibaanno.

Buuqan ayaa sababay inay xarunta golaha la keeno ciidamada Booliiska.

Haddaba Gudoomiye ku xigeenka labaad golaha Cali Xamud Jibril ayaa uga warramay arrintan Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Maxaa sababay buuqii fadhiga Golaha Wakiillada Somaliland?