Shirka aragti-wadaagga Machadka Heritage oo Jabuuti ka furmay
Heritage
DJIBOUTI —
Magaalada Djibouti waxaa maanta ka furmey shirka sanadleh ah ee machadka Heritage, iyadoo lagu soa qaatay sannadkan wax yaabaha lagu heli karo xasillooni la isku haleyn karo iyo sidii loo iftiimin laha dhibaatooyinka xagga nabad galyada ee ka jira gobolka Geeska Afrika.
Warbixintan waxaa Jabuuti inooga soo diray Ramadaan Muuse.
Your browser doesn’t support HTML5
Shirka aragti-wadaagga Heritage oo Jabuuti ka furmay