Wareysi: Madasha aragti-wadaagga Heritage oo maanta ka furmeysa Jabuuti
JABUUTI —
Dalka Jabuuti waxaa maanta ka furmaya shir sanadeedka madasha aragti-wadaagga oo uu soo qaban-qaabiyo machadka daraasadka ee Heritage, waana markii afraad ee lagu qabto Jabuuti.
Guddoomiyaha Gudiga Sare ee Heritage Cabdikariin Hasan Jamac ayaa wariyahaga Jabuuti Sagal Said uga warramay shirka maanta iyo waxyabaha looga hadlayo.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Madasha aragti-wadaagga Heritage oo maanta ka furmeysa Jabuuti