Martida Makrafoonka: Muxuu guddoomiye Cirro ka yiri eedeymaha mar kale loo jeediyay guddiga doorashada?

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa toddobadkan marti ku ah guddoomiyaha guddiga doorashada heer Federal Maxamed Xasan Cirro, isaga oo ka jawaabay eedeymo loo soo jeediyay oo ah inaysan hex-dhexaad aheyn.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida Makrafoonka