Somaliland oo 'maxkamad la tiigsaneysa' qofkii ka qeyb gala siyaasadda Soomaaliya

Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo saaray go’aan maxkamad lagu saarayo qof kasta oo ka qayb gala siyaasadda Soomaaliya, iyadoo xeerkan madaxweyne loo cuskaday go’aan labada gole ee guurtida iyo wakiiladu hore uga soo saareen ka qayb galka siyaasadda Somaliya.

Jiritaanka go’aankan waxaa VOA u xaqiijiyey xafiiska warbaahinta ee madaxtooyada Somaliland.

Warkan waxaa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo 'maxkamad la tiigsaneysa' dadka ka qeybgala siyaasadda Soomaaliya

xeer2