Wareysi: Boqoradda Ingiriiska oo waraaqaha aqoonsiga ka guuddontay danjiraha Soomaaliya
LONDON —
Boqortooyada dalka Britain ayaa si rasmi ah maanta warqadihii aqoonsiga uga guddoontay Danjire Cabdiqaadir Axmed-kheyr Cabdi oo dowladda Soomaaliya ay magacowday bishii May in uu noqdo Safiirka Soomaaliya ee London.