MUQDISHO —
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayo xaaladda kala guurka ah ee doorashooyinka dalka.
Shirkan waxaa ka qeyb galaya wakiilo ka kala socda Bulshada Rayidka iyo Maamul Goboleedyada.
Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Xassan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa ku soo kordhay shirka marxaladda kala guurka ee doorashooyinka dalka?