Puntland oo gubtay khamri fara badan

Taliska booliiska bobalka Nugaal oo waayihii ugu dambeeyay waday tallaabooyin lagula dagaallamayo maandooriyaha ayaa duleedka magaalada Garoowe ku gubay khamri ka badan 400 oo dhalo, kaas oo loo suuq-geynayay gobollada Sool iyo Nugaal.

Nux Muse Birjeeb ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland oo gubtay khamri fara badan