Buug laga qoray taageerada Jabuuti ee Soomaaliya oo lasoo bandhigay
BELEDWEYNE —
Buug ka hadlaya kaalintii ay dowladda iyo shacabka Jabuuti ku lahayeen dadaallada nabadda iyo dowlad dhiska Soomaaliya oo ay qortay qoraaga da'da yar ee Nimco Xuseen Cismaan ayaa shalay lagu soo bandhigay magaalada Baledweyne.