Hargeysa: Bandhigga Carwada Labaad ee Warshadaha Somaliland

Magalada Hargiesa waxaa maanta ka furmay bandhigga carwada warshadaha Somaliland, iyadoo warshadlaydu ay sheegen in ay dhibaato ka haysato dhinaca tamarta oo qaali ku ah.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Bnadhigga Carwada Warshadaha ee Somaliland