Bandhigga VOA: Hannaanka iyo sida ay ku socoto doorashada Golaha Shacabka

BarnaamijkaBandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay: Hanaanka iyo sida ay ku socoto doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federalka Soomaaliya.

Waxaa soo diyaarisay, soona jeedineysa Falastin Axmed Imaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA