20,000 oo qaxooti Soomaaliyeed ah oo nolol xumo ku heyso xerada Dhadhaab

Ilaa 20,000 oo qaxooti ah oo aan diiwangashayn kuna nool xeryaha qaxootiga ee dhadhaab ayaa xaalado bini'adanimo oo daran ku haystaa xeryaha maadama aysan haysan kaararka iyo diiwangelinta qaxootinimo.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa xeryaha qaxootiga ee dhadhaab ka soo diray wariyaha VOA-da ee Dhadhaab Axmednuur Maxamed Cabdullahi Yogol.

Your browser doesn’t support HTML5

20,000 oo qaxooti Soomaaliyeed ah oo xaalad nolol xumo ah ku heyso xerada Dhadhaab