Galka Baarista: Walaaca Soomaaliya ee colaadda Itoobiya

Galka Baarista

Masuuliyiinta Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladda dalka Itoobiya ee faraha ka sii baxeysa, waxayna sheegeen in dagaallada Itoobiya oo sii socda ay horseedi karaan burburka dowladnimada waddankaasi iyo in xaqooti badan ku soo jabo waddamada geeska Africa.

Waxaa sidoo kale jira walaac ah in ururrada xagjirku ay hunguriyeeyaan inay xididdo ku yeeshaan gudaha Itoobiya.

Barnaamijka Galka Baarista waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Walaaca Soomaaliya ee colaadda Itoobiya