Boorama: Caqabadaha ay bulshada kala kulmaan gabdhaha bartay cilmiga dhismaha

Boorama

Boorama

Sannadihi dhawaa waxaa kusoo badanayay magaalooyinka waaweyn ee Somaliland gabdhaha dhalinyarada ah ee bartay cilmiga injineeriyadda dhismaha ee looga shaqeeyo qeybaha kala duwan ee kaabayaasha dhaqaalaha.

Gabdhahaan ayaa marka ay billaabaan ku shaqeynta cilmaga ay soo barteen waxa ay la kulmaan caqabaha kasoo wajaha bulshada.

Warbixintaan waxaa Borama kasoo diray Hashim Sheekh Cumar Good.

Your browser doesn’t support HTML5

Caqabadaha ay la kulmaan gabdhaha bartay cilmiga dhismaha