Warbixin ku saabsan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baydhaba ka socota
Xildhibaan
BAYDHABA —
Soomaaliya waxaa weli ka socda doorashada xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federalka Soomaaliya, taas oo maalmahan ka socotay magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Baydhaboo, waxaana maanta doorasho ka dhacday baydhabo lagu soo doortay dhowr kursi oo kale.
Wariyaha VOA-da Muqtar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan Baydhabo ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka socota Baydhabo