Askari Soomaali ah oo ka tirsan ciidanka Canada oo iskuul ka dhisay tuuladii uu ku dhashay

Askari ka tirsan ciidanka booliska dalka Canada ayaa tuulada Buur-saalax ee gobolka Mudug, oo ah tuulada uu ku dhashay ka hirgeliyay iskuul ay dhigtaan boqollaal arday ah.

Warbixintaan waxaa Ceelsaalax kasoo diray wariyaha VOA-da ee Garowe, Nux Muse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Askari Soomaali ah oo ka tirsan ciidanka Canada oo iskuul ka dhisay tuuladii uu ku dhashay