Somaliland oo sameyneysa xeer lagu 'xakameynayo' Warbaahinta Bulshada

Social Media

Somaliland ayaa Axaddii sheegtay inay sameyneyso xeer lagu sakameyn doono adeegsiga Baraha Bulshada, gaar ahaan 'warxumo-tashiilka iyo wararka been-abuurka ah' iyo wixi la mid ah.

Arrintaan waxay kasoo baxday shirka sannadlaha ah ee Wasaaradda Isgaarsiinta Somaliland.

Xeerkaan cusub iyo dhammaan qodobadi looga hadlay shirkaas, ayaa wariyaha VOA-da ee Hargeysa, Khadar Maxamed Cakulle uu ka wareystay, Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Dr Abdiweli Sheekh Abdilahi Suufi.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo sameyneysa xeer lagu 'xakameynayo' Warbaahinta Bulshada