Maxay ku Saabsan Tahay Booqashada Mustafe Cagjar ee Somaliland?

Mustafe Omar

Mustafe Omar

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa maanta booqasho ku tagay Somaliland. Wafdiga ayaa sheegay in safarkoodu uu la xiriiro xoojinta xiriirka labada dhinac.

Warkan waxa Hargaysa ka soo diray wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Booqashada Madaxweyne Mustafe ee Somaliland