KISMAAYO —
Maamulka Jubbaland ayaa dib u dejin u sameeyay boqollaal kamid ah qoysaskii ay abaaruhu saameeyeen, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay kusii qulqulayay duleedka magaalada Kismaayo.
Dadka dib u dajinta loosameeyay ayaa xoolahoodii waxa ay ku waayeen abaaraha baahsan ee ku dhuftay deegaanada Jubbaland.
Aadan Maxamed Salaad (Aadan Kismaayo) ayaa warkan Kismaayo kasoo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Jubaland oo dib u dejin u sameysay boqolaal qoys ku barakay abaaraha