Bandhigga VOA: Maxay tahay maalinta Thanksgiving ee Mareykanka?

Barnaamijkii Bandhigga VOA-da waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay: Maalinta Mahadnaqa ama Thanksgiving loo yaqaan dalkan Mareykanka oo la xuso sanad walba Khamiista u dambeysa ee bisha November.

Sahra Ciidle Nuur ayaa soo diyaarisay soona jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Maxay tahay maalinta Thanksgiving ee Mareykanka?