Haweeney ayaa la sheegey inay seygeeda ku dishay magaalad Qardho ee maamualka Puntland, kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay. Booliska ayaa shegey inay gacanta ku hayaan haweeneyda dilka ku eedeysan.
Warbixintan waxaa soo direy Nuux Muuse Burjeeb.
Your browser doesn’t support HTML5
Haweeney seygeeda ku dishay magaalada Qardho