Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay farqiga u dhaxeeya fanka maanta iyo kii hore, iyo haddii ay jiraan caqabado soo wajihi jiray fanka iyo fanaankii hore. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
ILEYSKA VOA: Farqiga u dhaxeeya fanka maanta iyo fankii hore