Warbixin ku saabsan qaraxii lala beegsaday agaasimeyaasha Warbaahinta Qaranka
MOGADISHU —
Allah ha u naxariistee waxaa xalay fiidkii magaalada Muqdisho qarax lagu diley agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Mahmuud Guuleed oo loo yaqaaney Cabdicasiis Afriko, waxaa sidoo kale dhaawac culus uu soo gaarey agaasimiha TV-ga Qaranka Sharmaarke Maxamed.