Soomaaliya Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka. Nofembar 19, 2021 Faaqidaadda Todobaadka WASHINGTON, D.C — Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka, wuxuu maanta ku saabsanyahay, cadaadiska caalamig ah ee ku aadan dhameystirka doorashada Soomaaliya ee dhowrka jeer dib u dhacday. Waxaa Muqdisho noogu soo dirtay wariyaha VOA-da Caddicasiis Barrow. Your browser doesn’t support HTML5 Halkaan ka dhageyso Barnaamijka