Wareysi: Saameynta abaaraha ka jira deegaannada Galmudug
GAALKACYO —
Deegaannada Galmudug waxaa ka jirta abaar saamaysay dad iyo duunyo intaba, waxaana masuuliyiinta maamulkaas ay wadahadallo ku saabsan wax ka qabashada abaarahaas la yeesheen Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.