Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay kulan ka yeeshay xaaladda Soomaaliya, iyagoo warbixin ka dhageystay wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan.
James Swan ayaa warbixintiisa kaga hadlay doorashada Soomaaliya iyo gaabiskeeda kadib dib u dhacyo dhowr ah oo ku yimid, xaaladda ammaanka dalka iyo midda bani’aadaminimo.
Maxamed Colaad Xassan ayaa hadalkii uu jeediyay James Swan warbixintan nooga diyaariyay.
Your browser doesn’t support HTML5
Muxuu James Swan ka sheegay shirkii Golaha Ammaanka ee Soomaaliya?