Galka Baarista: Xaguu ku dambeeyey kiiska dilka shaqaalihii mashruuca UNMAS?

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qaybtii labaad ee baaritaan la xiriira dilka shaqaale Soomaali ah oo ka shaqaynayey mashruuc ay maalgelisay Qaramada Midoobay oo sannadkii 2019-ka lagu dilay weerar ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.

Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Xaguu ku dambeeyey kiiska dilka shaqaalihii mashruuca UNMAS?