Shirweynaha labaad ee Xisbiga Waddani oo ka furmay Hargeysa

Xisbiga Waddani

Xisbiga Waddani

Shirweynaha labaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta ka furmay magaalada Hargeysa, wuxuuna socona doonaan laba maalmood.

Shirkan waxaa lagu ansixiyey musharraxa madaxtinnimada ee ururka uga qaybgeli doona doorashada madaxtinnimo ee soo socota.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirweynaha labaad ee Xisbiga Waddani oo ka furmay Hargeysa