Saraakiisha ciidanka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Xudur ayaa sheegay inay ka hortageen weerar ay maleeshiyaadka Al-Shabaab xalay kusoo qaadeen magaalada.
Warbixintan waxaa magaalada Baydhaba nooga soo diray weriyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Ciidamada dowladda oo ka hortagay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen Xudur