Wasiirka Caddaaladda oo ka Hadlay Muhimadda Xukunkii Askarta AMISOM

FILE - Burundian African Union Mission in Somalia (AMISOM) peacekeepers travel on armored vehicle as they leave the Jaale Siad Military academy after being replaced by the Somali military in Mogadishu, Somalia. Feb. 28, 2019.

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa u sheegay VOA in xukunkii shalay ee askarta AMISOM uu cashar wanaagsan u yahay ciidanka AMISOM oo askarigii dila dadka shacabka ah la horgayn doono maxkamadda.

Hadalka wasiirka ayaa yimid maalin uun ka dib marka maxkamad militari ay xukun dil iyo xabsi 39 isugu jira ku riday saraakiil iyo askar ka tirsan AMISOM oo u dhashay dalka Uganda.

Wareysigan waxaa wasiirka la yeeshay Wariyaha VOA ee Muqdisho, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya