Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay tariikhda dalka Ethiopia iyo waxa keenay colaadda maanta ka oogan.
Xuseen Barre Aaden ayaa soo diyaariyey soona jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Taariikhda Ethiopia iyo waxa keenay colaadda ka oogan